Profile of Abdillahi Raage

Abdillahi Raage Translator/Editor/Writer
5 years experience 0 projects worked somaliland
$10.00 /hr $0 earned
Academic WritingArticle RewritingContent WritingCopywritingEdittingGhostwritingProofreadingScreenwritingTranslationWriting

ENGLISH

I have been practicing professional translation for five years, and I have been writing for nearly a decade. I practice writing in Somali and Arabic and editing what is written in them. I also practice translation between English, Arabic, and Somali professionally. I have published works extensively in international networks such as Al-Jazeera, and I have two books under publication, translated from Arabic into Somali. I also worked in the field of editing and writing training as the editor-in-chief of the Hargeisa Center for Studies, where I trained seven writers and supervised writing and editing for more than a thousand and two hundred articles within five months.

العربية

أمارس الترجمة الإحترافية منذ خمسة سنين، كما أعمل في مجال الكتابة منذ ما يقرب على العقد. أحترف الكتابة بالصومالية والعربية وتحرير ما يكتب بهما كما أمارس الترجمة بين الإنجليزية والعربية والصومالية بشكل محترف. لي أعمال نشرت على نطاق واسع في شبكات دولية كالجزيرة ولي كتابين تحت الطبع مترجمان من العربية إلى صومالية كما عملت في مجال التحرير والتدريب على الكتابة كمدير التحرير لمركز هرجيسا للدراسات حيث دربت سبعة كتاب واشرفت على الكتابة والتحرير لأكثر من ألف ومئتين مادة خلال خمسة شهور.

SOOMAALI

Waxa aan ku shaqeeyaa turjumidda xirfad ahaan muddo shan sanno ah, waxa aanan wax qoraa illaa toban sanno. Waxa aan xirfad u leeyahay wax ku qoridda Soomaaliga iyo Carabiga iyo tafotirka wixii lagu qoro si xirfad leh. Sidoo kale waxa aan ku shaqeeyaa wax u kala turjunka Ingiriisiga, Soomaaliga iyo Carabiga. Sidoo kale waxa aan leeyahay qoraallo si baahsan loogu faafiyay shabakado caalami ah sida Al-Jasiira ikm. Laba buug oo aan Soomaali uga soo turjumay Carabi daabacaadda ayay ku jiraan. Waxa kale oo aan ku shaqeeyay tifaftirka iyo tabobarka qoraalka mar aan ahaa tifaftiraha guud ee Xarunta Hargaysa ee Diraasadaha oo aan todoba qoraa ku tabobaray, kagana shaqeeyay qoraalka iyo tifaftirka kun iyo laboboqol oo qoraal muddo shan bilood ah.

Work History (0)

  • There are no activities yet.
Wordpress Social Share Plugin powered by Ultimatelysocial